Baaq Qoraallo (Call for papers): ISOS wuxuu qabanqaabinayaa shircilmiyeedka “Tahriibka: Safarka Yididiillada & Geerida – Tilmaamidda iyo Falanqaynta Sababaha, Saamaynta & Xalka”; lagu qabanayo Muqdisho, 12-13 Oktoobar 2016. Dhammaanba aqoonyahannada laga codsanayaa soogudbinta qoraallo. Mawduucyada & jadwalka hawlgalka, Fadlan ka fiiri lifaaqan.

Copyright © 2016.All Rights Reserved to Institute for Somali Studies.